Decorations
Sofa Cover for L-Shape
Brand: germany- SKU: DEC-9
- Stock: In Stock (50)
Dabool loogu talagalay kuraasta L-Shape ee geeska u gasha, wuxuuna ka kooban yahay 5 xabo oo dabool ah iyo galka barkimooyinka.
SKU: DEC-9
Product Description
Set-kan daboolka ah waxaa si gaar ah loogu nashqadeeyay kuraasta L-Shape-ka ah ee geesaha u gasha guriga. Dharkiisu waa mid fida oo jilicsan (Velvet ama dhar la mid ah) kaas oo si buuxda u asturaya kuraasta si uu uga ilaaliyo boodhka iyo wasakhda, wuxuuna la socdaa galka barkimooyinka fadhiga si aad u hesho isku-aad qurux badan.
Product Specifications
| Product Name | Sofa Cover for L-Shape |
|---|---|
| SKU | DEC-9 |
| Price | $50.00 |
| Sale Price | $32.00 |
| Stock | 50 available |
| Category | Decorations |
| Brand | germany |
| Rating | 0.00 / 5 (0 reviews) |
Based on 0 reviews
0.0
overall
-
82
-
67
-
87
-
14
-
34