Qalabka GYM ka
Jingba Knee Support
Brand: China- SKU: QLP-81
- Stock: In Stock (100)
Xilfada jilba-qabadka (Knee Support Belt) oo leh gugaaga dhinacyada. Waxay ilaalisaa jilba xanuunka marka aad jaranjarada korayso, miisaan culus qaadayso, ama ordayso.
SKU: QLP-81
Product Description
Jingba Knee Support (JB-8304) waa alaab loogu talagalay adkaynta iyo ilaalinta jilba xanuunka. Waxay leedahay bir ama gugaags adag oo dhinacyada ah oo ka shaqeeya in jilbaha la dhimay awoodda culeyska saaran. Waxay si gaar ah waxtar ugu tahay dadka samaiya shaqooyinka culus, orodka, baiskoolada, ama dadka ka cabanaya xanuunka kala-goysyada.
Product Specifications
| Product Name | Jingba Knee Support |
|---|---|
| SKU | QLP-81 |
| Price | $6.00 |
| Sale Price | $4.50 |
| Stock | 100 available |
| Category | Qalabka GYM ka |
| Brand | China |
| Rating | 0.00 / 5 (0 reviews) |
Based on 0 reviews
0.0
overall
-
99
-
51
-
14
-
36
-
67