Qalabka guryaha
Portable Cordless Car Washer Gun
Brand: germany- SKU: mc-2
- Stock: In Stock (100)
Mashiinka baabuurta iyo barxadaha lagu dhaqo oo ku shaqeeya baytari (cordless) oo wata qalabkiisa iyo boorsadiisa.
SKU: mc-2
Product Description
Ku dhaqo baabuurkaaga si fudud adigoon u baahnayn koronto toos ah. Mashiinkan cadaadiska sare leh waxa uu ku shaqeeyaa baytari awood weyn leh oo 48V ah. Waxa uu wataa tuubada biyaha, weelka saabuunta lagu rido, iyo qalabka lagu sifeeyo cadaadiska biyaha. Wax kasta waxay ku dhex jiraan boorsada adag ee caagga ah si aad meel kasta ugu qaadan karto.
Product Specifications
| Product Name | Portable Cordless Car Washer Gun |
|---|---|
| SKU | mc-2 |
| Price | $25.00 |
| Sale Price | $18.00 |
| Stock | 100 available |
| Category | Qalabka guryaha |
| Brand | germany |
| Rating | 0.00 / 5 (0 reviews) |
Based on 0 reviews
0.0
overall
-
32
-
1
-
53
-
59
-
13